Madaxweyne Trump oo shuruud ku xiray aqoonsiga natiijada doorashada

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu iskaga tagayo Aqalka Cad haddii Guddiga nidaamka ergada doorashada ay caddeyaan in Joe Biden uu yahay midka ku guulaystay Doorashada dalka Maraykanka. Trump ayaa horay u diiday inuu aqbalo guuldaradii ka soo gaartay doorashadi la qabtay 3 Bisha November, isagoo sheegay in doorashada laga shubtay uusana aqbali doonin … Continue reading Madaxweyne Trump oo shuruud ku xiray aqoonsiga natiijada doorashada